Shacabka wadanka Jabuuti oo maanta u dareeray goobaha codbixinta

Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65 xubnood. Kuraasta baarlamaanka 10 kursi mooye inta kale waxaa heysta isbahaysiga talada haya ee MRD oo uu hogaamiyo madaxweyne Geelle. Guddoomiyaga Doorashada Diini Maxamed Burhaan ayaa sheegay in doorashada ay u dhici doonto hab cadaalad … Continue reading Shacabka wadanka Jabuuti oo maanta u dareeray goobaha codbixinta